Ra’isul Wasaare Rooble oo Billad guddoonsiiyay Cabdikariin Qalbi Dhagax (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baar marsan loogu gacan galiyay Dowladda Ethiopia. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Qalbi dhagax ka xaalmariyay gaboodfalkii lagula kacay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo Billad guddoonsiiyay Cabdikariin Qalbi Dhagax (Sawirro)